Qeexid
"Hadal cod dheer ah oo la isdhaafsado."
"Hadal cod dheer ah oo la isdhaafsado."
Wadaag:
Hadal cod dheer ah is dhaafsasho.
f.mg1
-tamay, -tantay
Wadaag:
Isdhaafsiga laba qof oo wax kala gadanaya ay isdhaafsadaan gorgoro. ld gorgortamid.
m.l
Wadaag:
Dhaqdhaqaaqa ay xooluhu sameyaan marka uu jirkoodu taabto waxaysan rabin. ld kirtamid.
m.l
Wadaag:
Qaylo iyo wax burburin ay sameeyaan nafleyda qaar marka ay xanaaqaan. ld cartamid.
m.l
Wadaag:
Ciyaar laba qof feer ay ku tartamaan.
Isdhaafsashada laba qof feer ku dagaallamaan.
m.l
Wadaag:
Tartansiinta wax orod lagu tartansiiyo. ld baratan1, beretan1.
m.l
Wadaag: