Qeexid
"Hadal cod dheer ah is dhaafsasho."
[-tamay, -tantay]
ortan2 amay
ortan2 antay
f.mg1"Hadal cod dheer ah is dhaafsasho."
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Laba qof oo wax kala gadanaya gorgoro isdhaafsi.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Xoolo jirkooda waxaysan rabin taabteen kadaalliyid.
f.mg1
Wadaag:
Ur aad u udgoon wax ka soo urid.
ld car 2. Xanaag dartii, qaylo iyo wax burburin samayn.
Karkarid.
f.mg1
Wadaag:
(-ammo/-anno, m.dh) (baay.) Isdhexgal ka dhex dhaca laba ama in ka badan oo noole, tiro dad ama jinsiyo, kuwaas oo wadaaga ilo degaameed. Marka ilaha wax laga helayaa yaraadaan. Tartanku waa quwad muhiim ah marka laga hadlayo tadawurka. Tus. “Dhirtu way dheeraadaan si ay ugu tartamaan ilayska qorraxda”.
m.l
Wadaag:
(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka ha-dlaya u dhow oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “Tan meesha fadhidaa waa walaashay”.
mu.ti.dh
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax orod ku tartamid. ld baratan2, beretan2.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Isku barbar dhicid; kalaggurasho; kala badin waayid.
f.mg1
Wadaag: