Qeexid
ld asoolid.
ld asoolid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-slay, -soshay; -sli) ld asool2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cod gaar ah oo ay dadku sameeyaan marka ay faraxsanyihiin iyagoo ilkaha caddaynaya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Ilkacaddayn, iyo cod isku darid farxad awgeed.
Qeexid Xigta: Ku q.: cid ku jeesjeesid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-llo, m.dh) Wiyil dheddig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: ol'ole m.l (-layaal, m.l/dh) Isku dubbarididda si dhakhso ah la isugu dubbarido hawl, arrin iwm. ld olole.
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ol'olee f.mg2 Olole samayn. ld ololee.
Qeexid: ol'oleyn m.f.dh eeg ol'olee. ld ololeyn.