Qeexid
"ld qaabi."
[-bay, -btay]
qaab2 ay
qaab2 tay
f.g1"ld qaabi."
Wadaag:
Bir dugaagga lagu dabo; birshabeel.
Labo shay isku dhacay dhawaaqooda.
Belo lamafilaan ah oo si kedis ah ku dhacda.
m.dh
Wadaag:
Miro, xabag iwm duur ka doonid.
hunguri, lacag iwm la shaqaysan meelo ka shaxaadid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Hannaanka wax leeyahay.
Hab.
Caano garoor ah. 4. Caano yar oo garoor ah oo caanaha dhayda ah lagu daro si ay durba garoor u noqdaan; salsal; khamiir.
m.l
Wadaag:
Wax qaab u yeelid.
Caano qaab ku darid. ld qaab2, qaaban1 (1).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Garoorinta la garooriyo caano la doonayo in la lulo.
Q. ah: caana garoor ah.
m.l
Wadaag:
Wax qaab loo yeelay noqosho.
Wax fadhi badan ku curqay noqosho. ld qaabi (1).
f.mg1
Wadaag:
Wax qaab loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Cid gef sameysay jirrab marin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax la bartay ka caado yeelasho.
Wax si aad ah ugu bogid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax aan qaab wanaagsaneyn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay.
Dhegaha ariga.
ld qaali.
m.dh
Wadaag:
Xarafka kow iyo labaatanaad oo alifka carbeedka magaciisa. ld qa'.
m.l
Wadaag: