Qeexid
"Kulan laba qof ama ka badan dhex mara."
"Kulan laba qof ama ka badan dhex mara."
Wadaag:
Maalinta uu dirirku la fadhiyo dayaxa oo dadku aaminsan yihiin in ay tahay maalin cawo leh.
m.dh
Wadaag:
Docda wejiga ah oo soo jeedda.
Cid ka hor imaad, soo dhoweys.
Q.kayga: hortayda, tooskayga.
m.l
Wadaag:
Cid la kulmid.
Cid la shirid, cid soo dhoweyn.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Qof wax u qaybsan ahaansho.
Wax, wax kale ku aaddan ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax, wax kale ka horgeyn.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Fadhi habeysan iyo sheeko ay dad badani qaad ku wada cunaan.
m.dh
Wadaag:
Yeelid; maqlid; oggolaan; aqbalid.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
(juqr.) Carro meel ku ururtay oo leh qaabka bisha taas oo samaysanta marka jihada dabayshu si yar isubeddesho. Carradaasi dhanka dabaysha xigta tuur ayay ku leedahay janjeerkeedu sahlanyahay; dhanka dabaysha ka horjeeddana golxo ayey leedahay, janjeerkeeduna ma sahlana; geesuhuna hoos bay tilmaamayaan. Carradaasi way sii dhaqaaqdaa marka ay carro kale hesho. Kelican-keli iyo kooxkoox way u dhacdaa.
m.l
Wadaag:
(-layaal ..., m.l/dh) (baay.) Qaabile, kaas oo baadha jiritaanka kiimikooyin gaar ah. Noolayaashaas unug badanleydo ah waxay u tebiyaan wararka dareemaha dareen wadayaasha. Tusaale ahaan waxa ka mid ah ruqur dhadhannada.
m.l
Wadaag:
Aan qaab lahayn (wax).
Q. ah: qof aan hab wanaagsan u dhaqmin.
m.l
Wadaag:
Hannaanka wax leeyahay.
Hab.
Caano garoor ah. 4. Caano yar oo garoor ah oo caanaha dhayda ah lagu daro si ay durba garoor u noqdaan; salsal; khamiir.
m.l
Wadaag: