Qeexid
"Wax aan qaab wanaagsaneyn ahaansho."
[-umaa, -umayd]
qaabxun maa
qaabxun mayd
f.mg4"Wax aan qaab wanaagsaneyn ahaansho."
Wadaag:
Qaab aan qurxooneyn oo wax yeeshaan. ld qaabxumaan, qaabxumi.
m.dh
Wadaag:
Wax qaab u yeelid.
Caano qaab ku darid. ld qaab2, qaaban1 (1).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hannaanka wax leeyahay.
Hab.
Caano garoor ah. 4. Caano yar oo garoor ah oo caanaha dhayda ah lagu daro si ay durba garoor u noqdaan; salsal; khamiir.
m.l
Wadaag:
Garoorinta la garooriyo caano la doonayo in la lulo.
Q. ah: caana garoor ah.
m.l
Wadaag:
Wax aan si habboon isugu dubaridnayn ahaansho.
Qof si aan wanaagsanayn wax u farsameeyey ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Wax qaab loo yeelay noqosho.
Wax fadhi badan ku curqay noqosho. ld qaabi (1).
f.mg1
Wadaag:
Sharciyo iyo nidaamyo isku duuban oo qolo gaar ah ku dhaqanta.
Dhaqan. ld qaynuun, qeynuun.
m.l
Wadaag:
Wax qaab loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Cid la kulmid.
Cid la shirid, cid soo dhoweyn.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Maalinta uu dirirku la fadhiyo dayaxa oo dadku aaminsan yihiin in ay tahay maalin cawo leh.
m.dh
Wadaag:
Wax qaab wanaagsan leh noqosho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag: