Qeexid

"Wax qaac ka keenid."

Qeexid Kale

Ka q.: ruuxaan ka shidid (cid). ld qiici, qiiqi.

Qeexid Xigta

Haruub qaac ku kululeyn.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaaci oo kali ah:
  • Shariif oo hadal dheer ka jeediyay xaflada ayaa sheegay in dowladiisu ay diyaar u tahay inay dagaal la gasho Al-Qaacida dalkiisa ku sugan oo uu sheegay inay gacan ka helaan Al-shabaab iyo Xisbul Islam.
  • Madaxweyne Shariif waxa uu mahadcelin usoo jeediyay ciidamada AMISOM isagoo ku baaqay inay lasoo kordhiyo ciidamada AMISOM si looga badbaadiyo kooxda Alqaacida.