Qeexid Xigta

ld qiicid, qiiqaabid, qiiqid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaacid oo kali ah:
  • Al-Zawahri oo ahaa mid ku jiray cajalad maqal ah oo la soo dhigay shabakad taageerta Al-Qaacida, waxaana wadaadkaan uu sheegay in looga baahan yahay Islamiyiinta inay walaalahooda dagaallada kula jira shisheeyaha ku sugan Somalia ay qayb siiyaan.
  • Ugu dambeyn, qirashada Mareykanka ayaa waxay imaanaysaa iyadoo dhawaan ay soo saareen warbixin ay ku sheegeen inay weerarro cirka ah u adeegsan doonaan dagaal ay la galaan Xarrakada Al-shabaab oo ay sheegeen inay xiriir la leedahay Al-Qaacida.