Qeexid

"Saldhig xoog leh oo militari."

Qeexid Xigta

Xeer kooban oo maaddo cilmi ahi ay leedahay.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaacido oo kali ah:
  • Laakiin qaringii 6aad ilaa qarnigii 5aad ciise hortiis ayaa qabiilada Pythagoras sameeysteen qaacidooyin cusub oo ay ku qeexeen qoraxda, dayaxa, dhulka iyo dhowr meere oo kale oo ku wareegaya dab badhtanka ka ololaya.
  • Qaacido sharciya ayaa tidhaahda labada daran ta fudud ayaa la qaataa….waa rajadayda in Islaamiyiinta Soomaalida khaastana kuwa hogaanka u haya maantu ay qaacidadaas fahmaan.