Qeexid

"Mugga ay wax leeyihiin."

Qeexid Kale

ld jaad1(1). Laamo yaryar oo u xirxiran majimo iyo marduufyo laga soo guro geedo meelo kala duwan ka baxa la cuno inta ay jilcanyihiin oo lagu marqaamo. 4. ld qaadid: magacyada lammaanan.

Qeexid Xigta

Awoodda qaadis ee wax leeyihiin.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Dulqaadka”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaad oo kali ah:
  • "Mudaaharaadyadu ma ahan kuwo mudaaharaad ku eg, waa mudaaharaadyo qaraxyo wata oo la doonayo in la isaga horkeeno dowladda iyo shacabka, tallaabo ayaana ka qaadi doonnaan cid walba oo ka qaybqaadata," ayuu taliyuhu hadalkiisa raaciyay.
  • Waxa ay ka fiirsaneysaa talaabada kaga haboon oo ay ka qaadi lahayd go'aamadii shirkii dalka Jabuuti iyo shirqool kasta oo lugu mijo xaabinayo Nidaamka Faderaaliga ah.