Qeexid

"ld qaalli."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaaddi oo kali ah:
  • Abuu Dar wuxuu Cali ku yiri "haddaad ballan adag iga qaaddid inaad i tusinaysid waxaan doonayo waan kuu sheegayaa".
  • Waxa maanta shaqada loo dirto ee loo oggol yahay ninka Sheekha ah ka mid ah; inuu Malcaamad (Dugsi) dhigo, Masaajid wax ka dhigo, Dhaxal la weydiiyo, wax meheriyo, Qaaddi (weliba tan looma oggola had iyo jeer), Quraan inuu qof ku akhriyo, Cashar tuf iwm.