Qeexid Xigta

ld qaad1 (4), qaadis.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaadid oo kali ah:
  • Labadaa urur waxay ugu baaqeen haweenka gobolkaa inay midoobaan, kana hawlgalaan ururo ahaan, kor u qaadida tayada waxbarashada haweenka, helitaanka xuquuqaha aasaasiga ah ee kale iyo guud ahaanba horumarinta nololeed.
  • Waxaana ka mid ahaa kor u qaadida waxbarashada, la dagaalanka cudurada Aidska iyo duumada hoos u dhigida saboolnimada iyo qodobo kele aad muhim ugu ah dadka tabaalaysan ee ku nool Puntland.