Qeexid

"Wax meel yiil meel kale geysasho."

Qeexid Kale

Talo, fikrad, dawo iwm ku dhaqmid. 4. U q.: wax si gaar ah u aqoonsasho, u malayn. 5. Naag guursasho. 6. U q.: wax,wax kale ku gudasho.

Qeexid Xigta

Wax milkintooda la wareegid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb