Qeexid

"eeg qaadsii. ld qaadsiis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaadsiin oo kali ah:
  • Cunnidda qaadka lagu cuno qolal dad badan ay fadhiyaan ayaa iyaduna ah arrin u nugul is-qaadsiinta iyo kobcinta cudurada faafaha sida qaaxada.
  • Cudurkan Dabayshu wuxuu u faafaa si aad u dhakhso badan, iyadoo Ilmaha u-bukaa uu si fudud u qaadsiin karo jeermiska cudurkan caruurta kale ee aan hore u talaalayn.