Qeexid
"ld qaafiyo."
"ld qaafiyo."
Wadaag:
Is macnayn.
Qof aan dhegeysanin iska yeelid. ld qaafee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xaalad cudur la'aan ee ay nafley ku sugnaato; fayoobi. ld caafiyo.
m.dh
Wadaag:
Q. ah: qof aan si sahlan wax lagu dhacsiin karin.
Xog ogaal la'aan.
Qof maskaxdiisu meqantahay, maahsan.
m.l.kh
Wadaag:
Xarafka kow iyo labaatanaad oo alifka carbeedka magaciisa. ld qa'.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Garaangar yar oo wareegta oo leh meel xariggu galo, oo ceelka korkiisa suran, dalowgana lagu soo jiido.
m.dh
Wadaag:
Waayeelka taliya.
Xoolaha intooda waaweyn oo ay ishu qabato uguna waxtar badan.
Naag sharafta haween leedahay u dhan tahay.
m.dh.u
Wadaag:
(-do, m.l) Shanta qaybood ee waaweyn oo dhulku u qaybsan yahay middood.
m.dh
Wadaag: