Qeexid
"Uskag cad oo jirka dadka, dharka iwm ku samaysma marka uu dhidid ama qoyaan gaaro isaga oo wasaq leh."
"Uskag cad oo jirka dadka, dharka iwm ku samaysma marka uu dhidid ama qoyaan gaaro isaga oo wasaq leh."
Wadaag:
Midab caddaan ah oo ay farduhu yeeshaan.
Qof midabka jirkiisa iyo tintiisaba aad u casyihiin. ld qaajay.
m.l
Wadaag:
Cudur sambabada caaliriya oo leh xummad iyo qunfac daran; oofwareen.
m.l
Wadaag:
Xarafka kow iyo labaatanaad oo alifka carbeedka magaciisa. ld qa'.
m.l
Wadaag:
Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay.
Dhegaha ariga.
ld qaali.
m.dh
Wadaag:
Xoogxaraash ahaansho. ld gaajabbeel2.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Qof ku shaqeeya wax yar nolol maalmeedkiisa. ld gaajabbeel1.
m.l
Wadaag: