Qeexid
"Caloosha oo kacda ama dacaroota oo sida wax laqanyaysan ay xooluhu la noqdaan, marka ay cunto ama biyo iska badshaan."
"Caloosha oo kacda ama dacaroota oo sida wax laqanyaysan ay xooluhu la noqdaan, marka ay cunto ama biyo iska badshaan."
Wadaag:
Qaalalyo ku dhicid (xoolo). ld qaalalyow.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay.
Dhegaha ariga.
ld qaali.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Isku roorid muruqeed oo aan qofku ogeyn keentana qalqalloc jirka iyo addimada.
m.l
Wadaag:
Q. ah: wax qiimihiisu badanyahay.
ld qaal (3). ld qaal.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh/-iyaal, m.l/dh) Garsoore diinta Islaamka wax ku xukuma. ld qaaddi.
m.l
Wadaag:
.r Si shanqar iyo buuq leh oo wax isaga dabadhacaan; rabshad.
m.dh.sh
Wadaag:
Degganaan iyo xasilooni la'aan. ld qalalaase, qalalaaso.
m.l
Wadaag:
(-lmo, m.l) Neef geel ama lo' ah oo aan weli gaarin da'dii curashada.
m.dh
Wadaag:
(-immo, m.l) Neef geel oo lab ah oo aan da'dii rarashada weli gaarin.
m.l
Wadaag: