Qeexid
"Qaalalyo ku dhicid (xoolo). ld qaalalyow."
[-ooday, -ootay]
qaalalyo oday
qaalalyo otay
f.mg3"Qaalalyo ku dhicid (xoolo). ld qaalalyow."
Wadaag:
Caloosha oo kacda ama dacaroota oo sida wax laqanyaysan ay xooluhu la noqdaan, marka ay cunto ama biyo iska badshaan.
m.dh
Wadaag:
Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay.
Dhegaha ariga.
ld qaali.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Isku roorid muruqeed oo aan qofku ogeyn keentana qalqalloc jirka iyo addimada.
m.l
Wadaag:
Q. ah: wax qiimihiisu badanyahay.
ld qaal (3). ld qaal.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh/-iyaal, m.l/dh) Garsoore diinta Islaamka wax ku xukuma. ld qaaddi.
m.l
Wadaag:
.r Si shanqar iyo buuq leh oo wax isaga dabadhacaan; rabshad.
m.dh.sh
Wadaag:
(-immo, m.l) Neef geel oo lab ah oo aan da'dii rarashada weli gaarin.
m.l
Wadaag:
(-lmo, m.l) Neef geel ama lo' ah oo aan weli gaarin da'dii curashada.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax qaali noqosho. ld qaalow.
f.mg1
Wadaag: