Qeexid
(-oobay, -owday; -oobi) ld qaalalyoo.
(-oobay, -owday; -oobi) ld qaalalyoo.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Caloosha oo kacda ama dacaroota oo sida wax laqanyaysan ay xooluhu la noqdaan, marka ay cunto ama biyo iska badshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Qaalalyo ku dhicid (xoolo). ld qaalalyow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg qaalalyoo. ld qaalalyoobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld qaalalyood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wax qaali noqosho. ld qaalow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) ld qaaliyow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay.
Qeexid Xigta: Dhegaha ariga.
Qeexid Kale: ld qaali.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (daaw.) Isku roorid muruqeed oo aan qofku ogeyn keentana qalqalloc jirka iyo addimada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Q. ah: wax qiimihiisu badanyahay.
Qeexid Xigta: ld qaal (3). ld qaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wax qaali ah noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.sh
Qeexid: .r Si shanqar iyo buuq leh oo wax isaga dabadhacaan; rabshad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld qaaliyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qof aan dhergin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: Sida qaalibka ah: sida loo badan yahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-immo, m.l) Neef geel oo lab ah oo aan da'dii rarashada weli gaarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-lmo, m.l) Neef geel ama lo' ah oo aan weli gaarin da'dii curashada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh/-iyaal, m.l/dh) Garsoore diinta Islaamka wax ku xukuma. ld qaaddi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Qof qaan galay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wax qabyo ah noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld qaaliyeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]