Qeexid

"Qof aan dhergin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaaley oo kali ah:
  • Shirkada Korontada NEC ayaa balanqaadey xaflada inta ay socotey inay shaqaaleysiin doonto dhalinyarada baratay korontada halka kuwo kalena ay horey uga shaqeyn jireen.
  • Qof ayey dowladddu ku shaqaaleysay oo mushaarkiisu bishi yahay 15 rubi(rupees)inuu qaxwe lacag la’aan ah siiyo qof kasta, darajo kasta ha lahaadee iyo waxyaabo macaan maalmaha ciidaha.