Qeexid

"Q. ah: wax qiimihiisu badanyahay."

Qeexid Xigta

ld qaal (3). ld qaal.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaali oo kali ah:
  • Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in shaqaalaha gargaarku ay xuseen in hakadkii ku yimid howlahooda ay sii murjiyeen xaalada, Daadad, Sicir-bararka, shidaalka oo qiimo kordhay, cunada oo qaaliyowday ayaa iyaguna sii xumeeyay xaaladaha aadamnimo.
  • Maalin qaali ah oo buugga baal Dahaba ka gashay ayay noqotay waxaana laga helay shacbigan geesiga iyo gobnimada ku caanka noqday waa dad aan marnaba ilaawi karayn waddada ay u soo mareen oo adduunku aad ula socdo xog ogaalna ka yahay xaalkooda.