Qeexid

"Wax qaali ka dhigid. ld qaalee."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaaliyee oo kali ah:
  • Wuxuu Ballan qaaday inuu baddali doono habka canshuuraadka loo qaado, isagoo ku dhawaaqay inuu u yareeyn doono dadka dan yarta ah isagoo markaa kordhin doono canshuurta dadka maal qabeenka ah iyo shirakada waaweyn ee dadka maciishadda ku qaaliyeeyo.
  • Qumane:Qaaliyeey bma ogatahay in aan ahay toddoba ku dhalow carrab madoobe ah oo wuxuu yidhaahdo ilaahay ka aqbalo,sidaan doonayey bay u dhacday oo waa kan ilaahay caawa halkan isugu keen keenay,bal ii warran!