Qeexid
"eeg qaalmarrogo. ld qaalaamarrogad, qaalaamarrogasho, qaalmarrogad."
"eeg qaalmarrogo. ld qaalaamarrogad, qaalaamarrogasho, qaalmarrogad."
Wadaag:
Rogmasho uu qof hawada dhexdeeda ku sameeyo mar ama laba. ld qaalmarrogasho.
m.l
Wadaag:
Qaalmarrogad samayn. ld qaalaamarrogo.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
eeg manjarrogo. ld majarrogasho, mijarrogasho, minjarrogasho.
m.f.dh
Wadaag:
Caws jilicsan oo dhirta hoosteeda ka baxa oo geelu aad u jecelyahay.
m.l
Wadaag:
Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay.
Dhegaha ariga.
ld qaali.
m.dh
Wadaag: