Qeexid
Qof qaan galay ahaansho.
[-snaa, -snayd]
f.mg4Qof qaan galay ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg qaameysan. ld qaameysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qaamee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la qaleyey ahaansho (hilib, bariis).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld gaajaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: Cid qaan gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Nafley ay qandho hayso ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld qaameysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax qaaray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -amaa, -amayd
Qeexid: Wax qaab wanaagsan leh noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax qaab leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Bakoorad, jeedal iwm oo qarash lagu sameeyey ahaansho. ld qarashayeysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Nafley qarqaryo hayso ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Nooc kalluunka ka mid ah.
Qeexid Xigta: Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin.
Qeexid Kale: (-aaman, m.l) Meesha dhuuban ee daanka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Is q.: xil is qaadid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Hanti, dhiig iwm oo cid lagu yeesho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax qudrad, subag iwm muddo yar lagu shiilay ahaansho (hilib).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax awood yeeshay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax laysla ekeysiiyey ahaansho (laba wax ama ka badan).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Cunto, cabitaan iwm wax qasacad lagu shubay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax xag kasta ka barwaaqaysan ahaansho. ld nimceysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]