Qeexid
"(-dhebay, -dhawtay; - dhebi) U q.: qaan laysku lahaa bixin. ld qaandhow2."
"(-dhebay, -dhawtay; - dhebi) U q.: qaan laysku lahaa bixin. ld qaandhow2."
Wadaag:
ld qaandhebid, qandhow 1. Bixinta qaan laysku lahaa layska baxsho.
Kabarray.
m.l
Wadaag:
Ilmo la seexinayo, si tartiib ah oo aan kala go' lahayn gacanta ugu garaacid.
Haldal guubaabo ah oo si is daba joog ah cid loogu yiraashdo.
f.g1
Wadaag:
Q. ah: qof madax adayg oo waxa uu damco aan laga qancin karin.
m.l.kh
Wadaag:
qandhada deng m.dh (daaw.) Cudur la isqaadsiyo oo fiirus keeno waxaana qaada jeermiga kaneecada la yiraadhdo “aedes aegypty”. Astaamo: xubno xanuun, qandho, madax xanuun, muruqyo xanuun, ilmayn, cuno xanuun, finan cuncun leh oo oogada ka soo baxa. Astaamahaasu waxay jiraan muddo ayaamo ah.
Wadaag:
Nooc kalluunka ka mid ah.
Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin.
(-aaman, m.l) Meesha dhuuban ee daanka.
m.l.u
Wadaag:
Wax nabar ku dhufasho.
Nin, naag u galmood.
ld dhaaw2.
f.g1
Wadaag:
Qarqaryo jariirico wadata oo ku dhalata oogada marka ay dhaxan badan dareento.
m.dh
Wadaag:
Jariirico oogada ku fidda oo ay dhaliso naxdin, dhaxan ama jirro.
m.dh
Wadaag:
Riyo dhexdeed hadal la maqlayo ku dhawaaqid.
Xanuun la tarsaasiyid (qof).
f.mg1
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Deyn cid lagu lahaa bixin. ld qaambax.
f.mg1
Wadaag: