Qeexid

"(-rro, m.l) Qof gaaray da'dii shan iyo tobnaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaangaar oo kali ah:
  • Dadkaasi waxaa la sheegay inay ku jiraan carruur aan qaangaarin oo gacanta ugu jira Magafe.
  • -Feysal ayaa qaangaaray oo la wareegay boqornimadii Abdullah-na waaxaa lo magacaabay Amiirka Ciraaq.