Qeexid
"Dhigashada waajibka oo qaacelin ah. ld qaangelid."
"Dhigashada waajibka oo qaacelin ah. ld qaangelid."
Wadaag:
M. ah: hadal caqligu oggolyahay, caqliggal, suurtaggal.
m.l.kh
Wadaag:
Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay.
Dhegaha ariga.
ld qaali.
m.dh
Wadaag:
Nooc kalluunka ka mid ah.
Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin.
(-aaman, m.l) Meesha dhuuban ee daanka.
m.l.u
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Deyn cid lagu lahaa bixin. ld qaambax.
f.mg1
Wadaag:
Sharciyo iyo nidaamyo isku duuban oo qolo gaar ah ku dhaqanta.
Dhaqan. ld qaynuun, qeynuun.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (xis.) Qayb ka mid ah xood is-haysta. Haddii meeriska goobo ama xoodad kale oo oodan loo qaybiyo labaqaybood oo aan isle'ekeyn, labada qaanso midda dheer waa qaanso weyn, midda gaabanna waa qaanso yar. Labadooda waxa ay sammeeyaan lammaane qaansooyin oo xisti ah.
m.dh
Wadaag:
Qalab ka samaysan ul iyo wax la mid ah, oo lagu nadoocshay xarig labada af lagaga xiray, oo leebka iyo gammuunka laga gano.
Summad loo adeegsado ah hadalka ama codadka intooda kale, sababa kala duwan awgooda: qaansooyin deriley: {}; qaansooyin geesaley: []; qaansooyin bileed: ().
m.dh
Wadaag:
Arrin la qaban doono waxyaalaha ay u baahantahay oo ku fuli doonto isku duwid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhibaato la kulmid.
U g.: qof cadow ah ka xoog badan oo aan u tureyn gacantiisa gelid.
f.mg1
Wadaag: