Qeexid
"In yar oo malab-sureed ah. ld qaqaan."
"In yar oo malab-sureed ah. ld qaqaan."
Wadaag:
Arrin la qaban doono waxyaalaha ay u baahantahay oo ku fuli doonto isku duwid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(c.nafl.) Nafley yar badda ku jirta leh midabka quraaradda, oogo jilicsan oo dhegdheg leh oo biyaha dul sabbeysa.
m.dh
Wadaag:
Qof aan dadka u kala eexan oo cid kasta mariya waxa ay mudan tahay.
m.l.kh
Wadaag:
Nooc kalluunka ka mid ah.
Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin.
(-aaman, m.l) Meesha dhuuban ee daanka.
m.l.u
Wadaag:
Ri' arigii ay ku jirtay ka luntay ama laga saaray ci' badan iyo dhaqdhaqaaq sameyn. ld qawqab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Qas; qulqulad; wareer.
Geed-abaareed higlada u eg aan qodxo lahayn leh miro yaryar oo cas cas, dambaskiisana magaad iyo dawo cadhada lagu dhayo laga dhigto, oo xooluhu daaqaan.
m.l
Wadaag:
Ci' iyo socsocod badan oo ay riyuhu sameeyaan marka ay waayaan arigii ay ku jireen. ld qawqab1.
m.l
Wadaag:
Qaylada ay samayso dooradu marka ay ukun dhali rabto. ld qaxaanqixid, qaxanqax1.
m.l
Wadaag:
(-xayt, -xday; -qixi) Dooro ukun dhali rabta qaylo samayn. ld qaxanqax2.
f.mg1
Wadaag:
Meel la dhisay oo dhoobo laga sameyey oo marka xoolaha la waraabinayo biyaha loogu shubo, berked yar; dar.
m.dh.u
Wadaag:
Wax la fulin lahaa isku dubbaridid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Malaxda iyo dhiigga ku guntama meel nabar ku dhacay.
Cayayaan yar, duula, dhurdaha u eg kase weyn oo sameeya malab.
m.dh
Wadaag: