Qeexid
"(-dyo, m.dh) Midabyo dhowr ah oo si iskorsaar ah u samaysama daruurta marka uu roob da'ayo; caashacarrabdheer; keynroobaad; jeegaan."
"(-dyo, m.dh) Midabyo dhowr ah oo si iskorsaar ah u samaysama daruurta marka uu roob da'ayo; caashacarrabdheer; keynroobaad; jeegaan."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Qaansada midabbaysan oo ka kooban midabbada isbektramka, oo la arko marka ilayska qorraxdu ku dhaco roobka, waxaana sababa noqodka iyo qalloocashada fallaaraha ilays ee ku dhacaya dhibcaha roobka.
m.dh
Wadaag:
Mugga ay wax leeyihiin.
Awoodda qaadis ee wax leeyihiin.
ld jaad1(1). Laamo yaryar oo u xirxiran majimo iyo marduufyo laga soo guro geedo meelo kala duwan ka baxa la cuno inta ay jilcanyihiin oo lagu marqaamo. 4. ld qaadid: magacyada lammaanan.
m.l
Wadaag:
Dhinaca oo dhulka la dhigi waayo xanuun awgi; xaraarug.
m.l
Wadaag:
Colka intiisa qaansada ku dagaalanta. ld qaansoley.
m.dh.u
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (xis.) Qayb ka mid ah xood is-haysta. Haddii meeriska goobo ama xoodad kale oo oodan loo qaybiyo labaqaybood oo aan isle'ekeyn, labada qaanso midda dheer waa qaanso weyn, midda gaabanna waa qaanso yar. Labadooda waxa ay sammeeyaan lammaane qaansooyin oo xisti ah.
m.dh
Wadaag:
Qalab ka samaysan ul iyo wax la mid ah, oo lagu nadoocshay xarig labada af lagaga xiray, oo leebka iyo gammuunka laga gano.
Summad loo adeegsado ah hadalka ama codadka intooda kale, sababa kala duwan awgooda: qaansooyin deriley: {}; qaansooyin geesaley: []; qaansooyin bileed: ().
m.dh
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qalab qaansada lagu xiro si ay u yeelato qaabka la rabo.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.l) (dhaq.) Qoraal cid lagu weyddiinayo badeeco ay hore u qaadatay qiimahooda in ay bixiso.
m.dh
Wadaag:
(bot.) Nooc geedgaabka ka mid ah oo baxsha laamo kor u baxa oo soo qalloocda, qaabka qaansada yeesha, kana baxa cadduunka.
m.l
Wadaag:
Nooc kalluunka ka mid ah.
Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin.
(-aaman, m.l) Meesha dhuuban ee daanka.
m.l.u
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Deyn cid lagu lahaa bixin. ld qaambax.
f.mg1
Wadaag:
Sharciyo iyo nidaamyo isku duuban oo qolo gaar ah ku dhaqanta.
Dhaqan. ld qaynuun, qeynuun.
m.l
Wadaag: