Qeexid
Fariisasho dab agtiisa si loogu diirsado.
[-qamay, -qantay]
f.mg1Fariisasho dab agtiisa si loogu diirsado.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Q. ah: geed aan hoos badan lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Jurmi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld qaanqaanni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dab u dhawayn si loogu diiriyo ama engejiyo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Hanti, dhiig iwm oo cid lagu yeesho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.sh
Qeexid: .r Erey tilmaama qaylo ama ci.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.u
Qeexid: Nooc kalluunka ka mid ah.
Qeexid Xigta: Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin.
Qeexid Kale: (-aaman, m.l) Meesha dhuuban ee daanka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Is q.: xil is qaadid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -qmay, -qantay
Qeexid: ld qaraq2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qaaqami. ld qaaqamis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qaaqan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld qaaqamin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Wax wareersan ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof, wax la saaqay ahaansho. ld saaqsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-qmay, -qantay; -qmi) Wax wareersan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Q. ah: nafley madax-adag oo aan la hoggaamin karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (fiis.) Isbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax qaab loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof aan dhar xirneyn ahaansho.
Qeexid Xigta: Dhisme, wax aan kor ka deydnayn ahaansho.
Qeexid Kale: Hadal aan asturnayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax qaab loo yeelay noqosho.
Qeexid Xigta: Wax fadhi badan ku curqay noqosho. ld qaabi (1).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof qaylo iyo dhib badan.
Qeexid Xigta: Qof aan waxba haysan.
Qeexid Kale: Nin xishood yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]