Qeexid
Hadal aan macno lahayn sheegid.
[-leeyay, -leysay]
f.mg2Hadal aan macno lahayn sheegid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Qof qaylo iyo dhib badan.
Qeexid Xigta: Qof aan waxba haysan.
Qeexid Kale: Nin xishood yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qaaqlee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld qaaliyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Qof, tuke iwm qaylo dheer aad ugu qaylin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.sh
Qeexid: .r Erey tilmaama qaylo ama ci.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.u
Qeexid: Dhirta inteeda sunta leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Bariis inta aan biyaha lagu darin dallac ku shiilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -qamay, -qantay
Qeexid: Fariisasho dab agtiisa si loogu diirsado.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Qalle gudasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Beer maqli ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Gammaan raqle samayn. ld raglee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Nafley ul weyn ku garaacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: Cid qaan gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -eeyay, -eysay
Qeexid: Saqle ku ordid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -faysay
Qeexid: ld qaafi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -xeeyay, -xaysay
Qeexid: Nafley qaaxo ku ridid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dab u dhawayn si loogu diiriyo ama engejiyo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Si kibir iyo maangaabnimo ku jirto u dhaqmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: qaa'id m.l (-dyo/qaaddo, m.dh) Qof ciidan hoggaamiya.
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Hadal aan macne lahayn ku hadlid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]