Qeexid
"(-aamay, -aantay; -aami) U q.: xoolo dad badan ka ururin si qof u baahan loo siiyo ama arrin dadweynaha u dan ah loogu fuliyo."
"(-aamay, -aantay; -aami) U q.: xoolo dad badan ka ururin si qof u baahan loo siiyo ama arrin dadweynaha u dan ah loogu fuliyo."
Wadaag:
(-nno/-ammo, m.dh) Xoolo dad badan laga uruursho oo qof u baahan la siiyo ama arrin dadweynaha u dan ah lagu fuliyo ama si kale oo samafal ah loo bixiyo.
m.l
Wadaag:
Heesihii hore oo caashaqa ku saabsanaa.
Q. ah: qof heesihii hore ee caashaqa tirin jirey. ld qaraami.
m.l
Wadaag:
Ku h.: eed aan sal lahayn cid u jeedin.
Cid ceebeyn.
f.g1
Wadaag:
Irrid iwm wax la qataaray ahaansho.
Qof la sixray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-do, m.l) Shanta qaybood ee waaweyn oo dhulku u qaybsan yahay middood.
m.dh
Wadaag:
Wax meel sare saaran ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax qaab loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid.
f.mg1
Wadaag:
(-rro, m.dh) (taar.) Go'aan rasmi ah, ee ka soo baxa boqor, boqorad ama madax kale.
m.l
Wadaag:
Dhadhan aan macaanayn.
Go'aan.
Maseyrka laga maseyro cid waxay haysato. ld xaraar.
m.l
Wadaag:
Cid wax ay haysato ka masayrid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-nno, m.l) Qof qof kale u adeega, midiidin (naag).
m.dh
Wadaag: