Qeexid
"Mindi, masaar, toorray iwm oo afbeeshay soofayn."
[-iyay, -isay]
qaarr yay
qaarr say
f.g2"Mindi, masaar, toorray iwm oo afbeeshay soofayn."
Wadaag:
Qayb wax ka mid ah; in, wax, qayb.
Jirka nafleyda labadiisa qayb mid ka mid ah.
Dhanka dambe. 4. Ardaaga aqalka. 5. Xero yar oo xerada weyn dhexdeeda laga sameeyo oo xoolaha inta caano nuugga ah la geliyo; edeg.
m.l
Wadaag:
ld qaare. Ul dhumuc weyn leh oo madaxa u buuran oo lagu dagaallamo; huur.
Cayaar shaxeed aan la baajin karin kataanteeda. ld qaare
m.dh
Wadaag:
Socod aayar ah oo lugaha la kala fogeeyo cudur dartii socosho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley ul weyn ku garaacid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Buuro waaweyn xiriirsan oo meel siman yaal dhirna leh.
m.l
Wadaag:
Dhul buuraley ah.
Dhul jiq ah oo aan la mari karin.
Qalqalli.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Shanta qaybood ee waaweyn oo dhulku u qaybsan yahay middood.
m.dh
Wadaag:
Qof waalidkii iyo Eebbaha u dhegannugul.
Qof dabeecad wanaagsan.
m.l
Wadaag: