Qeexid
"Hawl isu diyaarin."
[-rtay, -ratay]
qaashaar tay
qaashaar atay
f.mg3"Hawl isu diyaarin."
Wadaag:
Wax hawl isu diyaarshay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-shash, m.l) Jaadadka warmaha dhaadheer nooc ka mid ah.
Finan yaryar oo wajiga dadka ka soo yaaca waqtiga kuleelaha.
ld haash.
m.l
Wadaag:
Malaxda iyo dhiigga ku guntama meel nabar ku dhacay.
Cayayaan yar, duula, dhurdaha u eg kase weyn oo sameeya malab.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Kuul baro yaryar leh oo haweenku ku xarragoodaan.
m.l
Wadaag:
Qof islaweyni aan dhab ahayn muujin.
Ka q.: cid jirro ama yasid awgeed uga fogaansho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Arrin la tashi dad kale u baahan, qof keligii qorsheysasho.
Xero xoolaad sameysasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
War wanaagsan oo farxad iyo reyn reyn leh. ld bishaarad, bushaarad, bushaaro.
m.dh
Wadaag:
Qayb wax ka mid ah; in, wax, qayb.
Jirka nafleyda labadiisa qayb mid ka mid ah.
Dhanka dambe. 4. Ardaaga aqalka. 5. Xero yar oo xerada weyn dhexdeeda laga sameeyo oo xoolaha inta caano nuugga ah la geliyo; edeg.
m.l
Wadaag:
ld qaare. Ul dhumuc weyn leh oo madaxa u buuran oo lagu dagaallamo; huur.
Cayaar shaxeed aan la baajin karin kataanteeda. ld qaare
m.dh
Wadaag: