Qeexid
"(-liin, m.dh) Qof dilaa ah."
"(-liin, m.dh) Qof dilaa ah."
Wadaag:
Orod gaar ah oo ay farduhu sameeyaan marka ay durdurinayaan.
m.l
Wadaag:
Faras si qaatimo ah u ordid.
f.mg2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
(-tayaal, m.l/dh) (kiim.) Atamka ama kooxda atamada ah ee lammaane elektaroonno ah la siiyo marka dabarka elektaroon-deeqe ahi sameysmayo.
m.l
Wadaag:
Q. ah: qof aan si sahlan wax lagu dhacsiin karin.
Xog ogaal la'aan.
Qof maskaxdiisu meqantahay, maahsan.
m.l.kh
Wadaag:
Xarafka kow iyo labaatanaad oo alifka carbeedka magaciisa. ld qa'.
m.l
Wadaag:
Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay.
Dhegaha ariga.
ld qaali.
m.dh
Wadaag:
Waayeelka taliya.
Xoolaha intooda waaweyn oo ay ishu qabato uguna waxtar badan.
Naag sharafta haween leedahay u dhan tahay.
m.dh.u
Wadaag:
Midab caddaan ah oo ay farduhu yeeshaan.
Qof midabka jirkiisa iyo tintiisaba aad u casyihiin. ld qaajay.
m.l
Wadaag:
Q. ah: wax qiimihiisu badanyahay.
ld qaal (3). ld qaal.
m.l
Wadaag:
Nooc kalluunka ka mid ah.
Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin.
(-aaman, m.l) Meesha dhuuban ee daanka.
m.l.u
Wadaag:
Qayb wax ka mid ah; in, wax, qayb.
Jirka nafleyda labadiisa qayb mid ka mid ah.
Dhanka dambe. 4. Ardaaga aqalka. 5. Xero yar oo xerada weyn dhexdeeda laga sameeyo oo xoolaha inta caano nuugga ah la geliyo; edeg.
m.l
Wadaag:
ld qaare. Ul dhumuc weyn leh oo madaxa u buuran oo lagu dagaallamo; huur.
Cayaar shaxeed aan la baajin karin kataanteeda. ld qaare
m.dh
Wadaag: