Qeexid
"Faras si qaatimo ah u ordid."
[-meeyay, -meysay]
qaatime eeyay
qaatime eysay
f.mg2"Faras si qaatimo ah u ordid."
Wadaag:
Orod gaar ah oo ay farduhu sameeyaan marka ay durdurinayaan.
m.l
Wadaag:
(-tayaal, m.l/dh) (kiim.) Atamka ama kooxda atamada ah ee lammaane elektaroonno ah la siiyo marka dabarka elektaroon-deeqe ahi sameysmayo.
m.l
Wadaag:
Nalfey, badeecad iwm qiimahooda sheegid.
Cid sharfid. ld qaymee.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Nafley ul weyn ku garaacid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Xoolo in muddo ah biyo ka celin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hadal aan macno lahayn sheegid.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Qaran, hanti cidi leedahay la wareegid.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag: