Qeexid

Qof aan dhar xirneyn ahaansho.

Qeexid Kale

Hadal aan asturnayn ahaansho.

Qeexid Xigta

Dhisme, wax aan kor ka deydnayn ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb