Qeexid
"Qof qaawan noqosho."
[-naaday, -naatay]
qaawanow aaday
qaawanow aatay
f.mg3"Qof qaawan noqosho."
Wadaag:
Qof aan dhar xirneyn ahaansho.
Dhisme, wax aan kor ka deydnayn ahaansho.
Hadal aan asturnayn ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid wax ka qatan noqosho. ld qadsanow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Qof dhar ka furid.
Dhismo, dedka kore ka qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: