Qeexid
"Qiimo; waxtar."
"Qiimo; waxtar."
Wadaag:
Qiimaha iyo kharashka uu ku fadhiyo wax iib u yaal.
Liis muujinaaya qiimaha badeeco la gadaayo.
m.dh
Wadaag:
Wax la bartay ka caado yeelasho.
Wax si aad ah ugu bogid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay.
Dhegaha ariga.
ld qaali.
m.dh
Wadaag:
Xarafka kow iyo labaatanaad oo alifka carbeedka magaciisa. ld qa'.
m.l
Wadaag:
Wax qaab u yeelid.
Caano qaab ku darid. ld qaab2, qaaban1 (1).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax qaac ka keenid.
Haruub qaac ku kululeyn.
Ka q.: ruuxaan ka shidid (cid). ld qiici, qiiqi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Mugga ay wax leeyihiin.
Awoodda qaadis ee wax leeyihiin.
ld jaad1(1). Laamo yaryar oo u xirxiran majimo iyo marduufyo laga soo guro geedo meelo kala duwan ka baxa la cuno inta ay jilcanyihiin oo lagu marqaamo. 4. ld qaadid: magacyada lammaanan.
m.l
Wadaag:
Q. ah: wax qiimihiisu badanyahay.
ld qaal (3). ld qaal.
m.l
Wadaag:
Wax gubanaayo qaac bixin. ld qiic2, qiiq2, qiiqaab2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Uumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho. ld qiic1, qiiq1 (2), qiiqaab1.
m.l
Wadaag:
Hannaanka wax leeyahay.
Hab.
Caano garoor ah. 4. Caano yar oo garoor ah oo caanaha dhayda ah lagu daro si ay durba garoor u noqdaan; salsal; khamiir.
m.l
Wadaag:
Is macnayn.
Qof aan dhegeysanin iska yeelid. ld qaafee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: