Qeexid
"Bir dugaagga lagu dabo; birshabeel."
Qeexid Kale
Belo lamafilaan ah oo si kedis ah ku dhacda.
Qeexid Xigta
Labo shay isku dhacay dhawaaqooda.
"Bir dugaagga lagu dabo; birshabeel."
Belo lamafilaan ah oo si kedis ah ku dhacda.
Labo shay isku dhacay dhawaaqooda.
Wadaag:
Miro, xabag iwm duur ka doonid.
hunguri, lacag iwm la shaqaysan meelo ka shaxaadid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Qiimaha iyo sharafta qof waliba moodo inuu leeyahay; han.
Xero yar oo waxaraha iyo naylaha lagu xereeyo oo kor ka dedan; edeg.
m.l
Wadaag:
Wax mulki ahaan u haysasho.
Naag lahaansho.
Fikrad iwm si u aaminid. 4. Jirro, cuqdad iwm qof ku dhicid. 5. Dhar iwm xirnaan.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(f.g) Wax cid ka qaadasho.
(f.g) Naag kufsasho.
(f.g) Dad, dal iwm xoog ku hanasho. 4. (f.g) Dhibaato la kulmid. 5. (f.mg) Ku q.: wax cid wadato kula dhegid. 6. (f.mg) U q.: cid deyn iwm ku dacweyn. 7. (f.mg) La q.: hawl, degaan iwm dabeecaddooda barasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Harag aan megdeysnayn.
Har, derbaal iwm adag oo laga galo roobka, qorraxda, dhaxanta iwm.
m.l
Wadaag:
(bot.) Geed leh caano, qodxo iyo sooh wanaagsan oo weelal iyo alaabo kaleba laga sameysto.
Weelasha caanaha lagu shubto inta aan weli la xoolayn.
Weel qabo ka samaysan.
m.dh
Wadaag: