Qeexid
"eeg qabalaxsan. ld qabalaxsanaansho, qablaxsanaan, qablaxsanaansho."
"eeg qabalaxsan. ld qabalaxsanaansho, qablaxsanaan, qablaxsanaansho."
Wadaag:
Wax qablax ah ahaansho (qof). ld qablaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof laf weyn leh godan oo aan hilib badan lahayn. ld qablax.
m.l
Wadaag:
eeg makalaalaxsan. ld makalaalaxsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg abasaxsan. ldabasaxnaan, abasaxnaansho,abasaxsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Dad dalkoodii ka soo qaxay ahaansho.
Dhuxul wax la huriyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: