Qeexid
"(-syo, m.dh) Qof qaangaar ah oo garmaqaatenimo iyo nacasnimo isku darsaday."
"(-syo, m.dh) Qof qaangaar ah oo garmaqaatenimo iyo nacasnimo isku darsaday."
Wadaag:
Qof laf weyn leh godan oo aan hilib badan lahayn. ld qablax.
m.l
Wadaag:
Si miskiinnimo ah oo la isu muujiyo (qof). ld galluub1.
m.l
Wadaag:
Si miskiinnimo ah isu muujin (qof). ld galluub2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Cid wax ay qaybineysay wax ka qarsasho.
f.mg1
-uulay, -uushay
Wadaag:
Wax qablax ah ahaansho (qof). ld qablaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax miskiin iska dhigaya ahaansho (qof). ld galluuban.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qalab sida manqaska laba birood oo isweydaar ah ama hal bir oo la isku soo laabay ka samaysan oo waxyaalaha aadka u kulul lagu qabto.
m.dh.kh
Wadaag:
Weel xoldhan oo geed jirriddii laga qoro oo xoolaha la waraabinayo biyaha loogu shubo.
Weel gudihiisa dadku ku mayrto iyo mid dharka lagu dhax meyro.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) (xis.) Nooc ka mid ah toobineed oo leh xoodbeeg u dhexeeya oo iyol (oleli). Tubta bar socota sallax oo wadarta fogaanta ay u jirtaa laba barood oo maguuran ah ay tahay madoorsoome. Labada barood ee maguuraanka waxa la yiraahdaa kulmisyo.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Marka laga hadlayo taduwurka, isbeddel kasta oo ku dhaca dhismaha ama shaqada noolaha taas oo ka dhigta mid ku habboon degaankiisa.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale ku dhejin.
Cid wax xafidsiin.
Wax, wax kale ku dirid. 4. Cudur isku daarasho.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Qabo silloon oo qodxo yaryar leh iyo dhacaan cad oo caanaha u eg oo haddii ay dadka afka iyo indhaha ka gaaraan guba.
m.dh
Wadaag: