Qeexid

"eeg qabanqaabi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabanqaabin oo kali ah:
  • "Qarammada Midoobay waxay si buuxda u taageeraysaa shirka lagu qabanayo dalka Soomaaliya ee ay qabanqaabinayso DKMG ah, waana ka qaybgalaynaa.
  • Waxa kale oo qorshahayaga ku jirta haddii uu Illaahay noo suurto geliyo sannadka dambe in aan qabanqaabino tartan koob kubada cagta ah oo lagu maamusayo maalinta qiimaha leh ee 18ka May ee gooni isu-taaga Somaliland.