Qeexid

"Weelka qabada laga sameeyo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabay oo kali ah:
  • Macaankii iyo xiisihii kalgacal ee loo qabay in badan buu haakah! yidhi balse kalgacalkii la isku hayey wuu isa sii dhimay maalinba maalintii ka dambaysay.
  • Tababaraha kooxda Arsenao Arsene Wenger ayaa qirtay inay soo martay mar uu ka cabsi qabay in Theo Walcott uu ka tagayo kooxda islamarkaana uu ku biirayo xiddigihii hore uga tagay Arsenal sida Robin van Persie, Samir Nasri iyo Cesc Fabregas.