Qeexid
"U q.: cid u adeegid."
[-nay, -ntay]
qabbaan3 ay
qabbaan3 tay
f.mg1"U q.: cid u adeegid."
Wadaag:
Qof qof kale u adeega; midiidin.
Miisaan weyn oo waxyaabaha culus lagu miisaamo.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.l) Qof qof kale u adeega, midiidin (naag).
m.dh
Wadaag:
Webi, durdur iwm lug uga gudbid meesha ugu biyo yar.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Ri' arigii ay ku jirtay ka luntay ama laga saaray ci' badan iyo dhaqdhaqaaq sameyn. ld qawqab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Ci' iyo socsocod badan oo ay riyuhu sameeyaan marka ay waayaan arigii ay ku jireen. ld qawqab1.
m.l
Wadaag:
Yeelid; maqlid; oggolaan; aqbalid.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Rati dabar si aad ah ugu dhuujin si uusan u fogaan.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-llo, m.dh) (xis.) Nooc ka mid ah toobineed oo leh xoodbeeg u dhexeeya oo iyol (oleli). Tubta bar socota sallax oo wadarta fogaanta ay u jirtaa laba barood oo maguuran ah ay tahay madoorsoome. Labada barood ee maguuraanka waxa la yiraahdaa kulmisyo.
m.l
Wadaag:
Weel xoldhan oo geed jirriddii laga qoro oo xoolaha la waraabinayo biyaha loogu shubo.
Weel gudihiisa dadku ku mayrto iyo mid dharka lagu dhax meyro.
m.l
Wadaag: