Qeexid
"ld qabalaxsan."
[-naa, -nayd]
qablaxsan aa
qablaxsan ayd
f.mg4"ld qabalaxsan."
Wadaag:
Wax qablax ah ahaansho (qof). ld qablaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dad dalkoodii ka soo qaxay ahaansho.
Dhuxul wax la huriyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg qabalaxsan. ld qabalaxsanaansho, qablaxsanaan, qablaxsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Hawl iwm wax la qabtay ahaansho.
Ku q.: wax meel ku dhegsan ahaansho.
Tuug, dugaag iwm wax casiimo lagu akhriyey oo aan wax bi'in karin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Hadal ama shanqar weyn sameyn.
f.mg1
Wadaag:
Hadal ama shanqar weyn oo culus; bulaan; hugun.
ld qablamid.
m.l
Wadaag:
Wax lafo waawayn oo caato ah ahaansho (qof).
Lafo is haysta oo hiliibkii ka dhammaaday ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax kulansaday qurux, wanaag caqli dheeraad ah ahaansho (qof).
Wax is hanashadii ay khamro, caro, fikir dheer iwm ay ka lumisay ahaansho (qof).
Kala b.: derin iwm wax fidsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: