Qeexid

"(bot.) Geed leh caano, qodxo iyo sooh wanaagsan oo weelal iyo alaabo kaleba laga sameysto."

Qeexid Kale

Weel qabo ka samaysan.

Qeexid Xigta

Weelasha caanaha lagu shubto inta aan weli la xoolayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabo oo kali ah:
  • "Burcad gaaraysa 38-ruux oo aad u hubeysan ayaa weerar ku qaaday markabkan oo marayay biyaha caalamiga ah ee xiga Khaliijka carabta" sidaa waxaa AFP u sheegay Bile Qabowsade oo ah afhayeenka Madaxweynaha Puntland.
  • Dagaalada u dhexeeyay Al-shabaab iyo Xisbul Islam ee bishii hore ka qarxay Kismaayo ayaa salka ku hayay maamulka degmadaas oo ah mid dhaqaale, waxaana ku dhintay inta laga warqabo 140-qof, waxaana ku dhaawacmay 280-qof oo kale.