Qeexid Kale
ld qaboobaansho.
ld qaboobaansho.
Wadaag:
Waqtiga hawadu aad u qabowdo meelaha qaarkoodna uu baraf ka dhaco.
m.l
Wadaag:
Wax, wax qabow ah ka dhigid.
Wax xasilin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Subaxnimada inteeda hore oo aan qorraxdu weli soo kululaan. ld qaboone.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.l) Qof qof kale u adeega, midiidin (naag).
m.dh
Wadaag:
Qof qof kale u adeega; midiidin.
Miisaan weyn oo waxyaabaha culus lagu miisaamo.
m.l
Wadaag:
Ci' iyo socsocod badan oo ay riyuhu sameeyaan marka ay waayaan arigii ay ku jireen. ld qawqab1.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Kalluun dusha ka cagaaran oo badda ku nool. ld socoobaan.
m.l
Wadaag:
(bot.) Geed leh caano, qodxo iyo sooh wanaagsan oo weelal iyo alaabo kaleba laga sameysto.
Weelasha caanaha lagu shubto inta aan weli la xoolayn.
Weel qabo ka samaysan.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax gacan ku dhigid.
(f.g) Dhul, dad iwm hub ku hanasho.
(f.g) Cid fal xun ku kici lahayd ka celin. 4. (f.g) Shaqo fulin. 5. (f.g) Meel aadid. 6. (f.mg) Is q.: arrin iwm oo lagu kici lahaa ka harid. 7. (f.mg) Laba qof ama ka badan iska hor imaasho. 8. (f.mg) Is q.: laf jabtay xiriirsamid.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Ri' arigii ay ku jirtay ka luntay ama laga saaray ci' badan iyo dhaqdhaqaaq sameyn. ld qawqab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: