Qeexid

"Wax, wax qabow ka dhigasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaboojiso oo kali ah:
  • Shariif iyo Shariif Xasan, oo horay saaxiibo u ahaa, ayaa gaaray heer ay beesha calaamku faragelin ku sameyso, si ay u qaboojiso khilaafka, balse lama oga wixii kasoo baxay kulan dhexmaray Augustine Mahiga iyo labada Shariif.
  • Horraantii sannadkan dawlada K. Afrika si ay u qaboojiso xiisada arrintan, waxay sheegtay inay daawada Nevirapine geyn doonto cusbitaalada dadweynaha.