Qeexid

"Indha-sarcaadin been ah oo cidi muujiso."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabqab oo kali ah:
  • Sida ay sheegeen saraakiisha taliska boolisku ilaa dhawr iyo toban qof ayaa sababta dilkaa loo qabqabtay, kuwaas oo hadda ku xidh-xidhan saldhigyada booliska magaalada Hargeysa.
  • Dhanka kale, Dalka South Korea iyo India ayaa iyaguna tan iyo bishii lasoo dhaafay qabqabtay tiro burcadbadeed ah, kuwaasoo qaarkood xoog looga furtay markab kiimikada qaada oo laga leeyahay South Korea iyo markab kale oo Giriigu leeyahay.